Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

Jidka Barkaysan ee Ceel daahir iyo Ceerigaabo oo 20km wax ka yar oo jira degmada Badhan ee gobolka Sanaag  …

5th October 2024  admin  

Ganacsade ka soo jeeda DALKA  Imaaraadka cARABTA  oo lagu magcaabo  Majid Mustafe ayaa ku iibsaday Taariko gaari oo  tiradeedu tahay AA10 lacag gaaraysa  Dh3.12m. Hoos ka akhriso Tirada Taarakooyinka ugu qaalisan iyo qiimaha lagu iinsaday AA10 – Dh3,120,000 AA12 – …

5th October 2024  admin  

Toronto ayaa noqotay kooxdii ugu horaysay  koxaha ka dhisan Canada  Cee ku guulaystay Koobka kubbada cagta ee waqooyiga America ee loo yaqaan MLS . Jozy Altidore ayaa goolkii ugu horeeyey u dhaliyey Toronto   daqiiqadii 67aad waxaana goolkii labaad sii raaciyey …

5th October 2024  admin  

Bulshada reer Hadaaftimo ee gobolka Sanaag ayaa maanta ugu deeqday jidka barakaysan ee Ceel daahir ilaa Ceel afweyn xoolo nool iyo lacag. Bulshada reer Hadaaftimo ee gobolka Sanaag,  ayaa maanta ugu deeqay shaqaalaha jidka barakaysan ee Ceel Daahir ilaa  Ceerigaabo …