Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

Wafdigaan uu hogaaminayay Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxaa qayb ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaadhiga Soomaaliya iyo saraakiil kala duwan oo ka socday qaybaha ciidanka Xoogga dalka, waxaana si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe.…

5th October 2024  admin  

Muqdisho, Disembar 11, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa umba-baxay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga. Madaxweynaha ayaa halkaas kaga qeyb-galaya shir deg-deg ah oo ay isugu imaanayaan Madaxda dalalka ku mideysan Ururka …

5th October 2024  admin  

Xirnaashihii dekedda Boosaaso ayaa saameen ku yeeshay dhaqdhaqaaqa ganacsi ee ka jira magaalada Boosaaso. Hadaba dadka ka ganacsada gudaha magaalada Boosaaso sidee ayeey u saameeysay? Allsanaag.com…

5th October 2024  admin  

Shiikh Baaruud ayaa ka jawaabay eedeen ay u soo jeediyeen qolyo canaasiir ah oo ka tirsan baarlamaanka oo sheegay in shiikha uu qabayaalad waddo iyo kuwo leh shiikha ha loo dhiibo Itoobiya iyo wax la mid ah. Shiikha waxa uu …