Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

STOCKHOLM Syndrome, cudurkan Soomaalidu horay uma ayna  aqoon, waxaana Soomaalida baray madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas. Intaan Cudurkan STOCKHOLM Syndrome madaxweynaha Puntland Soomaalida u sheegin wuxuu ku dhacay oo aan la ogayn  qayb ka mid ah bulshada ka soo kala jeeda …

5th October 2024  admin  

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga. Ujeedada Socdaalka Madaxweynaha ayaa ah ka qeybgalka shirka aan caadiga aheyn dalalka ku bahoobay Ururka iskaashiga Islaamka (OIC) ee maalinta bariya ka furmi doona …

5th October 2024  admin  

Taliyaha guud ee ciidanka xooga Soomaaliya Cabdiweli Jaamac Gorod oo ay weheliyeen saraakiil ka socota wasaaradda gaarshaandhiga Soomaaliya ayaa maanta kormeeray xerada 54aad ee ciidanka xooga Soomaaliyeed ee Puntland. Kormeerka ayaa waxaa sidoo kale qayb ka ahaa taliyaha guud ee …

5th October 2024  admin  

Madaxweynaha Maakhir State oo xilal cusub magcaabay …