27th July 2024  admin  Category :

Beesha Isaaq oo ka cabsi qabta in Burco lagu dhex dagaalamo

Siyaasiyiinta beesha Isaaq, ayaa marka ay dagaal gelinayaan beeshooda waxay ugu khudbadayn jireen ” Degaankooda ( dhuklka Hartigu ka degan yahay waqooyiga Soomaaliya), ayaa dagaalku ka dhacayaa iyo Labada Dhinacba “iyaga” ayaa dhimanaya.

Maanta arintu tii waa ka duwan tahay , beesha Isaaqna waa ogaadeen in dagaalka ay horay u jeclaan jireen inuu guryahooda ugu imanayo

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*