Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Daawo odayaashii  Cabdi Xaabssade ku gacan siiyey in Laascaanood ay maanta beesha   Isaaq  ka taliyaan oo  ka cabanaya dhaqan xumada  maleeshiyaadka SNM https://youtu.be/CJx7uZfRhrc…

6th October 2024  admin  

Soomalidii ugu badnayd ee Colaada  Yemen kasoo Qaxda ayaa soo gaartay magaalada Bossaaso. Dadkaan oo kasoo qaxay collaadaha dalka Yeman ee maanta yimid ayaa gaaraya 210 qof kuwaas oo ay siday hal doon ah. Dadkan soo qaxay Waxa si ku …

6th October 2024  admin  

Xaglatoosiye oo wasiir ka ahaa dawladdii horre ee SNMta, hoggaaminayeyna Siilaanyo ayaa la xiray xaaskiisa, darawalkii iyo gaarigiisii iyo rag kalle oo la socday. Soomaalidu waxeey horay u tiri, “Bahdii ka carare, bahal baa leh” Kuwa maanta u sii socda …

6th October 2024  admin  

Suldaan Siciid ayaa   wasiir ka helay maamulka Hargaysa, horayna siyaasiyiin  ugu diray   Puntland iyo federaalka. Suldaan Siciid Suldaan Cabdi salaam ayaa wasiir ka helay dawladda Hargaysa,  kaas oo ka shaqayn doona danaha Suldaanka   kaga xirma maamulka SNM ee beelaha Isaaq …