
5th December 2023 admin Category :
Ummad aan dawladnimo rabin miyaa lagu khasbi karaa inay sharciga ilaaliyaan
Beesha HAG, 30Kii sano ee ugu danbaysay markii ay Soomaali jidka toosan qaadoba, iyaguna arin dib u socod ah oo dawladnimo diid ah ayeey la imanayeen. Maanta wqxay taagan yihiin Caasimaddii Soomaaliya waa magaalo Hawiye.