Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
17th January 2025 admin
Yaasiin Cabdisamada oo ka mid ah nabadoonada Puntland ayaa ka hadlay dagaalka gardarada ah ee SNMta ay ku soo qaadeen deegaanada Puntland. Yaasiin ayaa soo jeediyey in haddii cid la qasbayo ay tahay in la qasbo oo xoog lagu maquuniyo …
17th January 2025 admin
Guddiga Doorashooyinka Madaxabanaan ee Soomaaliya ayaa u jooga magaalada Boosaaso la tashiyo ku aadan doorashooyinka dalka ka dhici doona sannadka 2020ka. Allsanaag.com…
17th January 2025 admin
Wasiirkii horre ee Arrimaha Gudaha Juxa ayaa ka qeeb gallay madal loo yaqaan Madasha Maan Kullan taas oo lagu qabtay magaalada Kismaayo. Kullankan ayaa ahaa sidii loo wacyi gallin lahaa dhalinyarada gaar ahaana waxbarashada. https://youtu.be/yd-1wdEFRw4 Allsanaag.com…
17th January 2025 admin
Dhul uu lahaa Xaaji Ibraahin Uunlaayey allaha u naxariistee ayaa waxaa lagu heestaa magaalada Muqdisho, dhulka ayaa maxkamad Xamar ku taal waxeey ay u xukuntay dad aan dhulkaas shaqo ku laheen. Dadka dhulka looga heesto Muqdisho waa mid dadka qaarna …