25th September 2023  admin  Category :

Wasiirkii horre ee Arrimaha Gudaha Juxa ayaa ka qeeb gallay madal loo yaqaan Madasha Maan Kullan taas oo lagu qabtay magaalada Kismaayo. Kullankan ayaa ahaa sidii loo wacyi gallin lahaa dhalinyarada gaar ahaana waxbarashada.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*