27th July 2024  admin  Category :

Yaasiin Cabdisamada oo ka mid ah nabadoonada Puntland ayaa ka hadlay dagaalka gardarada ah ee SNMta ay ku soo qaadeen deegaanada Puntland. Yaasiin ayaa soo jeediyey in haddii cid la qasbayo ay tahay in la qasbo oo xoog lagu maquuniyo beesha Isaaq oo diidan Soomaalinimada kalla jareesana dalka Soomaaliya. Fadlan hoos ka dhageeso arrimahaas uu nabad doonka uu ka hadlay.

https://youtu.be/MQ7dbgnNIkI

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*