Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Saxiixa Madaxweynaha Puntland oo 2 Sano si tuuga ah looggaga been Abuurtay Gadiid iyo Alaabo ganacsi oo Canshuur dhaaf loo samaytay kuwaas oo aan waxba ka jirin. Waxa xabsiga loo taxaabey taliyihii laanta ilaalada canshuuraha Puntland,Sidoo kale waxaa xilkii laga …

6th October 2024  admin  

Sheekh Cabraxmaan Dab casar oo beesha Dir ay isu tuur tuurayaan oo hadba magaalo laga musaafurinayo https://youtu.be/sGfvVr_fKvg…

6th October 2024  admin  

Taageerayaasha Shiine Culay ayaa  labo jibaar ka batay  taageerayaasha Faysal cali Waraabe oo  siyaasadda beeshiisa  ku soo dhex jiray labaatan sano,  dhowr doorashona ka  qayb galay  isaga oo Gudoomiye Xisbi ah. Shiine Culay  oo ka mid ah weriyaasha Soomaaliyeed, kuwooda …

6th October 2024  admin  

Soomaalida inteeda kalle dhamaantood waxa ay doonayaan dawladnimo, barwaaqo iyo ineey la mid noqdaan bulshooyinka ku nool adduunka, laakiin waxa aan fakirkaas ah in dawladnimo la hello oo dadka ay nastaan diidan beel ka mid ah beelaha Soomaaliyeed, waxaana beeshaas …