Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Ra’iisal Wasaaraha DF ee Soomaaliya Kheyre ayaa xilkii ka qaaday seddex wasiir oo ka mid ah gollaha wasiirada kuwaas oo kalla ah wasiirka arrimaha dibbedda, gudaha iyo ganacsiga. Mudane Yusuf Garaad Omar, Wasiirkii Wasaarada Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ah …

6th October 2024  admin  

Wasiir Jamaal ” Gargaarka bani aadanimo lama siyaasadayn karo. Sharciyo Caalamiya ayaa ka yaala. Wasiirka Qorshaynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dawlada Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan wuxuu ku dhashay gobolka Sanaag, maalintII  uu dhashayna  caaqilkii ugu caansanaa gobolka …

6th October 2024  admin  

Siyaasiyiinta  beesha Isaaq oo sheegay inay dagaal ka xigaan in laga qaado cunaqabataynta saaran gobolka Sanaag https://youtu.be/tY1FT1oSDZs…

6th October 2024  admin  

Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 03 January 2018 waxaa uu baneeyey waddooyin  kala xidhnaa magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug. Madaxwaynaha dawladda Puntland ayaa waxaa ku welinayay banaynta waddooyinkaasi maamulka labada dhinac …