Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th October 2024  admin  

Ma rabtaa inaad ogaato sababta Isimada Warsangeli ay  ugu soo dhowayn waayeen degaanadooda madaxda Dawladda federaalka Soomaaliya? Isim kasta oo ka mid ah Odayaal dhaqamweedka beelaha  Somaaliyeed oo aan ka hayn Isimada  ka  soo jeeda  beelaha Dhulbahante iyo Warsangeli, waxay …

7th October 2024  admin  

Khudbadayda waxaan ku dhamaystirayaa inta ka harsan  Laascaanood mar aan ka saaro Wiilasha Isaaq oo kibray Gudoomiyaha Gobolka Nugaal oo wareysi siiyay Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa sheegay inuu socdo diyaar garow maamulkiisu ugu jiro ka jawaabida duulaan uu sheegay in …

7th October 2024  admin  

Xaruntan Ganacsi ayaa Waxa Lagu Magacaabaa Rays Park,waana goob si weyn looga shaqeeyey,loona dhamaystiray Dhamaan Wixii Looga Baahnaa. Rays Park Waxay ku taal Beertii Hore Ee Ilma Cismaan Xasan (Jurille),waana goob ganacsi oo dhul baaxadweyn leh ku fadhida,waxayna ka koobantahay …

7th October 2024  admin  

Akhriso websitka beesha Isaaq   Marabbida u sameeyeen  . Mar waxay leeyihiin madaxweynaha Tabarta yar, marna waxay leeyihii madaxweyne farmaajo u ma booqan jidka Ceel daahir, iyaga oo donay inay amni xumo ka abuuraan gobolka  . Xaqiiqdu waa Madaxweynaha Soomaaliya , …