26th July 2024  admin  Category :

Atariishadii Caanka ahayd ee reer Hindiya  Serdevi ayaa wadnuhu istaagay iyada oo ku sugan magaalada Ras Al Khaimah   ee dalka Imaaraadka Carabta.

Atariishadan ayaa Imaaraadka uga qayb gelaysay   aroos ay lahaayeen Qoyskeedu marka uu wadnuhu istaagay iyada oo jirta 54 sano

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*