Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th January 2025  admin  

Said Deni DOORO WAA XASAN SHEEKH & DAMUL JADIID DOORO!! Said Deni waa xubin ka tirsan Kooxda DAMUL JADIID ee uu madaxda ka yahay Faraax C/qaadir (Faarax- SAKIIN), taasoo ka ee ka dilaacday URURKA AL-ISLAAX. Shir ay ku yeelatay Kooxda …

19th January 2025  admin  

Qofka u shaqeeya ama u shaqa raadsanaya beesha Isaaq oo ka soo jeeda deegaanka Warsangeli waa mid ay ku egtahay shaqsigaas ama shaqsiyaadka u shaqa tagay Hargeeysa. Ninka muuqaalka hoose ka hadlaya waxa uu aaminsanyahay in Soomaaliland ay tahay muqadas. …

19th January 2025  admin  

Ha la  yaabin inta madaxtooyada Soomaaliya  la weeraro in  loo hurdo tago qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho, sababtoo ah Xildhibaankii, Weriyihii, ganacsatadii, wasiiradii ka soo jeeday Beesha Hawiye dagaal waxay ugu jiraan inaan Qaran Soomaaliyeed la helin . Sida …

19th January 2025  admin  

Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25 Feb 2018 ka qayb galay xafladda qalin jebinta ardayda Jaamacadda Boosaaso faraceeda Garoowe, ardaydaan maanta qalin jebisay oo ah dufcaddii 1 aad ee ka baxda Jaamacadda Garoowe. Madaxweynaha Puntland …