Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th October 2024  admin  

Waftiga Gudoomiyaha Barlamanka Puntland oo Maanta Qada sharafeed loogu sameeyey Xarunta labada Aqal ee Barlamanka Nigeria Waftiga Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa Maanta Qada sharafeed (Business lunch) loogu sameeyey Xarunta labada Aqal ee Baarlamaanka Nigeria. Qadada ayaa waxaa ka soo qeyb-galay …

7th October 2024  admin  

Safarkii Madaxweeyne Farmaajo ee Cabudwaaq ayaa isaga iyo madaxweeynaha Galmudug waxa ay dhagax dhiggeen Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed faraceeda Cabudwaaq. Balse waxaa soo baxay maalmahan waraaqo ay ku daabacanyihiin taariikho kalla duwan taas oo dhamaantood uu ku saxiixan yahay madaxweeynaha Galmudug …

7th October 2024  admin  

Dhalinyarada ka soo jeeda beesha Daarood ee 1991 ka qaxday magaalada Muqdisho , iyaga oo caruur ah  ninkii jidka idiin geli jiray oo caanaha idin ka cabi jiray waa kaa sawirkiisu. danbiile dagaal Axmed Cumar Jees oo maanta Axmed Madoobe …

7th October 2024  admin  

100 sano ka hor, Muusi Biixi awoowayashii gabadhihii  gumaystihii  reer Yurub ee diiday inay Ciidda Ber bera ku dul socdaan  ayeey Tuurta ku qaadayeen . Maantana Salaanta rukuucda ayeey saf ugu  galeen Hailemariam Desalegn Marka Berbera Gabadha gumaysiga u timid …