27th July 2024  admin  Category :

Amim Camir waa farshaxaniiste ama Saxafi dhax dhaxaad waxba kama jiraan.

Guud ahaan Umadda Soomaliyeed dal iyo dibadba waxay muujiyeen sida ay uga xun yihiin j heshiiskii xaaraanta ahaa ee ay wada galeen  Dp World, beesha Isaaq    iyo Itoobiya.

Heshiiskan ayaa wuxuu halis ku yahay  Qaranimada iyo jiritaanka dal Soomaaliyeed oo caalamka laga aqoonsan yahay. Waana  sababta keentay in Bulshada Soomaaliyeed  ay wada canbaareeyaan aan ka ahayn qaar ka mid ah Beesha Isaaq oo doonaya inay Soomaali inteeda kale ka go’aan iyo Amin Caamir oo caloosha loo buuxiyey.

Sawirka hoose ee Amin Caamir sameeyey ee marin habaabinta ah  wuxuu lid ku yahay Qaranimada Soomaaliyeed, wuxuu buun buuninayaa Calanka beesha SNM astaanta u ah. Waana midka ay qofka Dumarka ahi  huwan tahay. Wuxuu la hadlayaa maaha Soomaalida midnimada jecel iyo kuwa diidan heshiiska xaaraanta ah  ee waa beesha Isaaq qaarkood . Luqadda uu Amiin Caamir kula hadlay SNM. waa luqadda qura oo ay wada yaqaaniin Muqayiliinta hargaysa ee Qaadka

Jubbaland iyo Puntland

Image result for amin arts

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*