Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

Si dagaalka Beelaha Habar jeclo iyo Habr yoonis loo joojiyo, ayaa siyasiyiintii Isaaq hadda  waxay bilaabeen inay yiraahdaan  dhulka lagu dagaalamayo horay waxa u lahaan jiray    beesha Dhulbahante intii aynu Somaliland samaysan . Haddii aad dagaalka sii wadaan oo aad …

8th October 2024  admin  

Soomaaliya iyo Vietnam waxyaabaha ay isaga mid yihiin iyo welliba dhibaatooyinkii uu soo maray waxaa ka waramaya shaqsi Soomaaliyeed oo goobtaas tagey. Allsanaag.com…

8th October 2024  admin  

Magaalada Hargeeysa waxaa cabasho ay ka soo yeereesaa dadka xirfadlayaasha ee ku shaqeeysta timo jarida kuwaas oo sheegay in shaqooyinkoodii ay qaateen timo jarayaal Itoobiyaan ah. Hadaba, Itoobiya waxa ay dhulka ay ka tilayaan maamulka Hargeeysa kala baxaan lacagta ugu …

8th October 2024  admin  

Waa kuwama Wadmada dadkiisu   ay xornimada ku joogaan iyo kuwa la caburiyo? 88 dal, oo  ay ku jiraan Maraykan iyo Ingiriisku waxa lagu sheegay inay yohiin  dadka nooli, dad  xor ah oo aan hogaankoodu caburin Laakiin 49 dal oo ay …