Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

  Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya Shir-Madaxeedka Midowga Afrika Muqdisho, 27 Jan. 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, halkaas oo Maalinta berri …

8th October 2024  admin  

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada dowladda Puntlan Maxamed Cali Faarax ayaa maanta si rasmi xilkiisi ugala wareegay agaasimihi hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Maxamed C/Qaadir Cismaan .halka isagana uu ku wareejiyay xilkiisii agaasima Guud ee Wasaaradda Cadaalada,Diinta …

8th October 2024  admin  

Gobolo ka mid ah  Dalka Sacuudiga oo baraf ka da’ayo Baraf xoogan ayaa ku dhuftay buuraha, dhulka hoose iyo dooxooyinka Buurta Aloz, ee  ku taal dhulka waqooyi galbeed ee dalka Sacuudiga  Subaxdii jimcaha   Sida laga soo xigtay  wakaaladda wararka …

8th October 2024  admin  

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Aamina Maxamed u magacaabay Wasiirka Waxbarashada Kenya, iyadoo baneyneysa xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda oo muddo shan sano ay heysay. Aamina Maxamed ayaa mar kale ka mid noqotay Xukuumadda Madaxweyne Uhuru Kenyatta, waxaa horay loo hadal …