Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

Dagaal oogayaashii beesha  Isaaq oo  inay dhiig Darood daadiyaan aadka u   jeclaa a, yaa maanta  Ciise Xawar oo qurba joog ah iska soo horumariyey,  marki ay ogaadeen xaaladda ay ku sugan yihiin iyo in aan looga harayn caruurtii iyo dumarkii …

8th October 2024  admin  

Sida wax loo dilo waa aqaanaa,  i rumaysta Dil ayaan ka badbaaday. Cabdi qabybdiid, oo ah  inta taariikhda Soomaalida la ogyahay ah  ninkii  hal meel ku wada dilay 600 oo qof oo Soomaaliyeed oo  isugu jira Dumar, Caruur iyo  Curyaamiin, …

8th October 2024  admin  

Allah  ha u naxariistee Garaad Cali Buraale Xasan oo Xalay Alle wayne ku oofsaday magaalada Laascanood ee xarunta gobolka Sool Wuxuu ku dhashey  Meel la dhaho BAARAAN , oo ah halka ay hadda tahay magaalada Kalabaydh oo Laascaanood kaga began …

8th October 2024  admin  

  Labo sano ka hor Taliyihii Ciidanka Puntland Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf (Afguduud),   ayaa ka codsaday taliyihii Ciidanka Birmadka Puntland Cabdirisaaq xasan Cuuke (Afdolow)  tirakoobka Ciidanka uu xukumo, oo  uu kaga  mushahaar qaato dawladda Puntland. Afdolow, oo markii ugu horaysay  uu …