Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

Ugaaska Beesha Tiinle,oo ka mid ah Ugaasyada beelaha  Axmed Harti, ayaa    sheegay inuu xadka bariga Somaliland  soo xirayo. Ugaaska oo lagu xanto inuu la shaqeeyo argagixisada buuraha Calmadow ayaa hadda ku sugan magaalada  Hargaysa. Lama garan karo Xadka uu Isaaq …

8th October 2024  admin  

Wasiirka dekedaha iyo Khayraadka badda dowladda Puntland Siciid Maxamed Raage ayaa ka warbixiyey dooni ururnayd ganacsato reer Puntland ah oo ku soo caaridey xeebaha magaalada Boosaaso. …

8th October 2024  admin  

Kaftanka siyaasadda xukuumadaha dibad wareeg ah https://youtu.be/yTvpaAmj9Nw…

8th October 2024  admin  

Ninkii ay SNM iyo Cali Khaliif la doonayeen Ugaaska beesha Xasan Ugaas ee Dhulbahante oo aan caqliga badan lahayn,   ayaa isaga  oo beesha  Isaaq soo hubeeyeen  ciidan la  soo galay magaalada Boocame. Hoos ka dawo maleeshiyaadka Cabdirashiid la soo siiyey …