Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

Saraakiil ka socda Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed oo  soo gaaray gobolka Sanaag Saraakiil ka Socdey Wasaaradda Gaashaan dhigga Dawlada Federaalka Soomaaliyeed iyo xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay weheliyaan qaar ka mid ah saraakiisha Ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa soo gaadhey gobolka Sanaag …

8th October 2024  admin  

Ar boowe Dhulbahante mar bay  sigteen, waa  markii   ninkani madaxweyne u noqon lahaa iyaga oo aan aqoon …

8th October 2024  admin  

Cabdirisaaq Jaamac Janagale oo ah musharax u taagan xilka madaxweenanimo ee Puntland ayaa sheegay inaan SNMta sii heesan doonin magaalooyinka Tukaraq iyo Laascaanood, haddii xilka loo doortana uu suggi doono xuduudaha Puntland. https://youtu.be/-Z7j5twXZ5Y Allsanaag.com…

8th October 2024  admin  

Wasiirkii gaashaandhiga iyo wasiirkii biyaha looma ogola inay ka soo qayb galaal  shirarka Isaaq. Halka ninka waalan ee Ciidagale wax laag waydiinayo duulaanka Isaaq ku soo qaaday gobolka Sool http://radioqandala.com/wp-content/uploads/2018/02/farmaajodaarood.mp3   https://youtu.be/U9nvQ91WqOQ  …