Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th October 2024  admin  

Hal ku dhigii Madaxweyne Gaas ee Puntland ha isku tashato inuu hirgalay waxaa marag u ah dekedda macmalka ah ee Boosaaso laga dhisay. In dadku iskood wax u qabsadaan iyagoo aan gacmo kale kaalmo ka helin, libinteeda waxaa leh Madaxweynaha …

8th October 2024  admin  

Afhayeenka nabadoonada gobolka Sanaag nabadoon Cabdiqani Maxamuud Faraax ayaa radio Daljir uga waramay xaaladda guud ee gobolka Sanaag, https://www.daljir.com/waa-sidee-xaaladda-guud-ee-gobolka-sanaag/…

8th October 2024  admin  

Gabadh Khasnajiyad ah oo    ka soo jeeda dalka Nigeria ayaa shaqadii ay haysay  laga joojiyey, ka dib markii ay  Xisaabiyihii ka sareeyey ay u sheegtay in mas cunay 36m oo lacagtooda ah  naira . Lacagtaas ayaa u dhiganta  $100,000  ama …

8th October 2024  admin  

Wasiirka Amniga Puntland Oo Kahadlay Xalada Amaanka Gobolka Bari Wasiiro katirsan xukuumadda Puntland oo shir jaraa’id maanta ku qabtay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee Boosaaso iyo falal ammaanka liddi ku ah oo ay …