Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd January 2025  admin  

Burburkii Soomaaliya waa laga dhaxlay in Gashaanbuur iyo Dubeys oo aan Jijircado galbeed u soo dhaafi jirin  inay maanta xero Isaaq xoolo ay soo dhaceen ku qaybsanayaan, oo qaarkood iska dhigayaan inay Isaaq yihiin,  iyaga oo ilowsan dhashadoodii iyo taariikhdii …

22nd January 2025  admin  

Siyaasiyiinta Hawiye Todobaad walba waxay keenaan arin lagu jaahwareerinayo umadda Soomaaliyeed  oo ay  ku awrkacsanaya ayna ka leeyihiin  dano siyaasadeed oo  iyaga oo ku gabanaya magaca wadaninimo. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya  Xasan Culusoow oo xilligii uu madaxweynaha ka ahaa Soomaaliya   …

22nd January 2025  admin  

Madaxii hore ururka xag jirka ah ee Damuljadiid ayaa Dal ku gal loo diiday. Madaxii hore ee ururka xag jirk ah ee Damuljadiid, markii danbena loo doortay madaxweynaha Soomaaliya, hase ahaatee isagu ka doortay xilkii loo doortay  madax Kaabo qabiil …

22nd January 2025  admin  

Gaari Tikniko ah oo uu  xaday nin ka soo jeeda Beesha Warsangeli,  oo doonayey inuu Burco ku aqal galo, Lana xididay mid ka mid ah Saraakiisha SNM Sida la sheegay gaari Tikniko ah oo ay leeyihiin beesha Dhulbahante ayaa waxa …