29th March 2024  admin  Category :

Gaari Tikniko ah oo uu  xaday nin ka soo jeeda Beesha Warsangeli,  oo doonayey inuu Burco ku aqal galo, Lana xididay mid ka mid ah Saraakiisha SNM

Sida la sheegay gaari Tikniko ah oo ay leeyihiin beesha Dhulbahante ayaa waxa xaday nin ka soo jeeda Beesha warsangeli,  oo ula galay Beesha Isaaq oo hoy u noqtay Alshabaabka iyo Mooryaanta amni xumada ka wada waqooyiga Soomaaliya

Madaxda maleeshiyadka SNM, ayaa sidii dhaqanka u ahayd waxay  buun buuninayaan  Tuugan gaariga  dhacay  si ay amni xumo uga abuuraan degaanka.

Hadaba si  arintan ay  beesha Isaaq wadaan oo ay baabulayaan  looga hortago,   waa in  Gawaarida SNM leedahay ee ku sugan degaanada Maakhir oo ay u soo dhiibteen Marabbida  Warsangeli mid ama labo ka mid ah la geyaa magaalada Tukaraq  oo loogu bedelaa Gaarigii la dhacay. Haddii gaariga SNM leedahay ee  Maakhir jooga lagu difaacayo wiilka Gawaarida ka ma’suulka ah ayaa jufadayada ka soo jeedaa. Waa in kan la dhacona  oo Isaaq loola galaa isagana qabiilka ama jufada ninka dhacay ay bixiyaan qiimihiisa,

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*