26th July 2024  admin  Category :

 Maqaal hore ALLSANAAG

Sacdiyo iyo Sakariye Ma Puntland ayeey metelaan?

 25th March 2018   admin  Category :

Xildhibanaddii Qaswadayasha ahaa oo ku haysta madaxweyne Farmaajo maxaad u noqon wayday sidii Xasan Sheekh oo nooga aamustay.

Xildhibaan Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar, oo ka mid ah Xildhibaanada doortay Maxmed Cumar Cartan ayaa ku eedaysay in madaxweyne Farmaajo uu  guri isku xiray,

Sacdiya Salaad Samatar  ayaa  ka soo keeda  beesha Carab Saalax ee Xildhibaanada Puntland ee Aqalka hoose ee Baarlamanka Dalka Soomaaliya.

Xildhibaan Sakariye ayaa ka soo jeeda beesha Leelkase ee ka midka  ah Xildhibaanada aqalka hoose  ee Baarlamanka Dalka Soomaaliya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*