Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th October 2024  admin  

Qofka u shaqeeya ama u shaqa raadsanaya beesha Isaaq oo ka soo jeeda deegaanka Warsangeli waa mid ay ku egtahay shaqsigaas ama shaqsiyaadka u shaqa tagay Hargeeysa. Ninka muuqaalka hoose ka hadlaya waxa uu aaminsanyahay in Soomaaliland ay tahay muqadas. …

9th October 2024  admin  

Ha la  yaabin inta madaxtooyada Soomaaliya  la weeraro in  loo hurdo tago qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho, sababtoo ah Xildhibaankii, Weriyihii, ganacsatadii, wasiiradii ka soo jeeday Beesha Hawiye dagaal waxay ugu jiraan inaan Qaran Soomaaliyeed la helin . Sida …

9th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25 Feb 2018 ka qayb galay xafladda qalin jebinta ardayda Jaamacadda Boosaaso faraceeda Garoowe, ardaydaan maanta qalin jebisay oo ah dufcaddii 1 aad ee ka baxda Jaamacadda Garoowe. Madaxweynaha Puntland …

9th October 2024  admin  

Atariishadii Caanka ahayd ee reer Hindiya  Serdevi ayaa wadnuhu istaagay iyada oo ku sugan magaalada Ras Al Khaimah   ee dalka Imaaraadka Carabta. Atariishadan ayaa Imaaraadka uga qayb gelaysay   aroos ay lahaayeen Qoyskeedu marka uu wadnuhu istaagay iyada oo jirta 54 …