Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamse “Rag Magac Culimo Sheeganaaya ayaa Wasiir Roobow oo Xaramka jooga Laaluush u geeyay” …

29th September 2024  admin  

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay Xubnaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay xubnaha Hay’adda Badroolka Soomaaliya oo uu hogaaminayay Guddoomiyaha Hay’ada Eng Cabdiqaadir Aadan Maxamuud. Madaxweynaha Jubbaland ayaa mas’uuliyiinta …

29th September 2024  admin  

Gabadh ninkeedii ‘madow’ dartii ku nacday oo laga furay Maxkamadda sare ee gobolka Karnataka ee dalka Hindiya ayaa sheegtay in haddii nin ay xaaskiisa ay ku caydo ama bahdil ahaan ugu tilmaanto midabkiisa madoow ay taasi la macno tahay naxariis …

29th September 2024  admin  

Madaxweeyne Xasan Shiikh iyo Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi ayaa muddooyinkii u danbeeyay ku celcelinayey ineey wajiga labbaad ee dagaalka lagu ciribtirayo argaggixisada ay qaadi doonaan. Waxaase muuqata in dawladdu ay u sii sheegayso argaggixisada meelaha ay ka weerari doonaan iyo …