Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Maxaa keeni kara In gabadha Laascaanood joogta aya ka ciqaab badato dagaal ooge gaystay xasuuq shacab oo aan hubaysnayn. Hooyo Faadumo Axmed, oo ka soo jeeday beesha Dhulbahante oo dhashay mid ka mid ah gabdho lagu xiray magaalada Laascaanood dabayaaqadii …

28th September 2024  admin  

ICRC: 43 mayd laga soo ururiyey furimaha dagaalka Laascaanood Qoraal ka soo baxay ICRC ayaa lagu sheegay in Somaliland iyo xoogagga SSC-Khatumo ay dagaalka ku kala qabsadeen boqolaal maxaabiis ah, iyadoo ICRC ay soo booqatay 300 oo maxbuus oo xooggaga …

28th September 2024  admin  

Waa kuma hoggaamiyaha askarta ee afgembiyay ‘ina adeerkiis’ mar dibad jooga ka dhigay? Kadib markii Gen Brice Oligui Nguema uu xukunka ka qaaday madaxweynihii Gabon Ali Bongo, waxaa waddooyinka dalkaasi lagu arkayay ciidamadiisa u horseeday guusha, kuwaasoo ku dhawaaqayay “Oligui, …

28th September 2024  admin  

Taliban oo saxeexday qandaraasyo ku kacaya balaayiin dollar Xukuumadda Taliban ee ka talisa Afghanistan ayaa Khamiistii ku dhawaaqday inay heshiisyo ku kacaya illaa $6.5 billion oo dollar ay la galeen shirkado ka kala socda dalalka Shiinaha, Iran, Turkiga iyo Britian.…