Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Macron oo sheegay in danjiraha u fadhiya Niger uu “la hayste” u yahay taliska militariga Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa Jimcihii sheegay in ergayga Faransiiska ee Niger uu sidii la hayste oo kale ugu nool yahay safaaradda Faransiiska ee dalkaasi, …

28th September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamse oo daah furay Qadashada kaarka Aqoonsiga Dadwaynaha  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ku daah-furay munaasabad ballaaran, qaadashada Kaarka Aqoonsiga iyo Diiwaan-gelinta Dadweynaha, oo lagu beegay maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga …

28th September 2024  admin  

Amuuraha Islaamka: Maxaa Faransiiska looga nacay dalalkii Islaamka ee uu gumeysan jiray? Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay cadaawadda sii kordheysa ee Faransiiska looga qaaday dalalkii uu horey u gumeysan jiray, gaar ahaan kuwa Islaamka. …

28th September 2024  admin  

Maamulka goboleedka Soomaaliyeed ee Hargaysa ayaa waqti dheer lunsanayey hantida shacabka. Maamulkaas, ayaa iibsaday inta badan hantidii shacabka oo ay ka tagtay dawladdii Kacaanka hadii ay ahaan laheed iskuuladii, cisbitaaladii, xeryihii ciidanka, wasaaradaha iyo xafiisyadii kale ee dawladda, iyo boosas …