Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Dowladda UK oo taagero u fidisaday ciidanka Soomaaliya Dowladda UK ayaa ku dhawaaqday lacag dheeraad ah oo dhan 5 milyan oo gini oo loogu talagalay taageerada Ciidamada Ammaanka Soomaaliya, taas oo loo marinayo Sanduuqa Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS).…

28th September 2024  admin  

Nin la sheegay inuu ‘geeriyooday 50 sano ka hor’ oo dib u soo laabtay Joseph Odongo wuxuu ahaa 30 jir markii uu ka tegey aqalka reerkooda ee ku yaalla tuulada Riwa ee gobolka Homa Bay 1972. Muddo 50 sano ah …

28th September 2024  admin  

Deeq kale oo soo gaartay Soomaaliya, hase ahaayee aaan Muqdisho soo dhaafi doonin sidii caadadu ahayd Munaasabadd Kooban oo maanta ka dhacday Dekadda weyn ee Magalaada Muqdisho ayaa Guddoomiyaha hay’adda Mareeynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA mudane Maxamuud Macalim Cabdulle …

28th September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay furitaanka kalfadhiga 78aad ee Golaha loo dhanyahay ee Q.M Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay furitaanka Kalfadhifga 78aad ee Golaha loo dhanyahay ee …