Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th September 2024  admin  

Tirada dadka ku dhintay qaraxii Liido oo korortey Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay weerarkii kooxda Al-Shabaab ay xalay ku qaaday Liido, waxaana ay sheegtay in uu ka dhashay qasaaro badan oo dhimasho iyo dhaawac ah. Dhimashada ayaa gaartay ku …

20th September 2024  admin  

Bahda Allsanaag waxay hanbalyo u dirayaan shacabka Puntlna oo caawa u dabaal degaya sanad guuradii 26aad ee asaaska Puntland Eebow Waa Mahadaa …

20th September 2024  admin  

Xil Cali Mahdi”Beri yaa damaand qaadaayo hadii Hubkale oo sharci daro ah uu dalkeenna soogalo maadam… …

20th September 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan ku-xigeenka 1-aad Mudane Maxamed Baari Shire iyo ku-xigeenka 2-aad Mudane Maxamed Maxamuud Ciise ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 15-aad ee Kalfadhiga 54-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa qorshe …