Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eelay) ayaa kulan miro dhal ah Magaalada Roma ee Caasimadda Dalka Talyaaniga kula qaatay Agaasimaha guud ee Hay’adda Cunada iyo Beeraha FAO Food and Agriculture Organization …

27th September 2024  admin  

Dalalka ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo taageeray codsigii Xasan Sheekh Waddamada ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ee Uganda, Burundi, Ethiopia, Kenya iyo Djibouti, ayaa taageeray codsgii madaxwenaha Soomaaliya ee ahaa in muddo saddex bilod ah sababo farsamo loo hakiyo …

27th September 2024  admin  

Maxay tahay daraasadda soo jeedisay in sigaarku caruurta u fiican yahay? Waxay yiraahdeen waa run in sigaarka elektaroonigga ah ama vape-ku uu ka fiican yihiin sigaarka dadka waaweyn ee caadeystay cabbitaanka sigaarka, laakiin wuxuu waxyeello badan u geystaa carruurta. Saynis …

27th September 2024  admin  

magaalada dadka ku dhinta aan lagu aasin Magaaladan ku taalla dalka Norway oo ka tirsan qaaradda Yurub ayaa waxaa qiyaas ahaan ku nool ilaa 3000 oo qof. Magaaladan oo la yirahdo Longyearbyen ayaa ah jasiirad ku taala bartamaha dalka Norway …