Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th May 2025  admin  

Horjooge Firdhiye miyuu ilaaway in Reer Maakhir madasha fadhiyaan mise wax kalaa jira. Hogaamiye Firdhiye ma ilaawin inuu Xildhibaan Timacade iyo Wasiir Bidhaan ay dhinacyada ka istaagaan – …

11th May 2025  admin  

Muxuu Trump ugu daray Soomaaliya qorshaha lagula dagaalamayo Xuutiyiinta Yemen? Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Axaddii sheegay in Mareykanku uusan ogolaan doonin “argagixisada” inay ku dhex dhuuntaan shacabka Soomaaliyeed. “Waxaan taageereynaa dadka Soomaaliyeed, oo aan u ogolaanin Xuutiyiinta inay soo …

11th May 2025  admin  

Garaad Mukhtaar Garaad Cali: โ€œMadaxweynihii Qaranku wuxuu xamili waayey soodhoweyntii Raysal wasaaraha, farriintiisana wuxuu nagaga dhigey Somaliland.โ€ Madaxweyne Xasan oo ku sugan Turkiga ayaa sheegay inuu Laascaanood ugu diray Raysal Wasaare Xasme sidii uu u abuuri lahaa weji lagu wadahadli …

11th May 2025  admin  

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐๐š๐ซ๐ซ๐ž, ๐จ๐จ ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก ๐ฅ๐š ๐ช๐š๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐ˆ๐ฌ๐ข๐ฆ๐ฆ๐š๐๐š ๐’๐’๐‚-๐Š๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ Laascaanood, Sabti, 12 Abriil 2025: โ€” Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa magaalada Laascaanood kulan muhiim ah kula yeeshay Isimada deegaannada …