Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th September 2024  admin  

Markab ay leedahay Israa’iil oo waxyeelo gaartay ka dib weerar looga shakisan yahay Iiraan Wakaaladda wararka ee AFP ayaa qortay in Markab xamuul ah oo ay leedahay Israa’iil ay waxyeello ka soo gaartay weerar looga shakisan yahay in ay fuliyeen …

25th September 2024  admin  

Isbadallada Waaweyn ee uu ku Keeni karo Siyaasadda Soomaaliya kalfadhiga maanta ee Baarlamaanka Kalfdhiga 4-aad ee Barlamaanka Soomaaliya ee maanta furmay ayaa la filayaa in uu ka duwanaado sedexdii kalfadhi ee ka horreeyay, waxa la saadaalinayaa in ay hareeyaan doodo …

25th September 2024  admin  

Soomaaliya oo ku guuleysatay xubinnimada ururka EAC Soomaaliya ayaa ku guuleysatay xubinnimada ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo maanta ay si rasmi ah ugu biirtay, sida lagu shaaciyey kulan ka dhacay magaalada Arusha ee dalka Tanzania oo xarun u ah …

25th September 2024  admin  

Ninka Talyaaniga ah ee sheegay in uu Soomaaliya carruur kusoo dilay kana baxsaday xabsiga Waxaa jira baadi goob balaaran oo ka socda gobolka Marche iyo Talyaaniga oo dhan kaas oo lagu doonayo in lagu soo qabto nin baxsad ah oo …