Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th September 2024  admin  

Yaa la soo dagi kara hubka loo fasaxay Soomaaliya? Xuseen Macallin ayaa sheegay in dowladda federaalka ay xalay ku soo wareegtay mas’uuliyadda xakamaynta hubka. “Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa mas’uuliyadaa leh, hubka ka soo galaya xadduuddaha iyo hubka soo gala, noocyada …

25th September 2024  admin  

Buuq hareeyey kulankii baarlamanka Soomaaliya ee maanta Fadhi wadajir ah oo ay lahaayeen labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta furmi waayay kaddib markii uu hareeyay buuq ku saabsan ajandaha fadhiga. Xildhibaannada qaar ayaa hor istaagay in la furo kulanka …

25th September 2024  admin  

Wasiirka Qorsheynta XFS oo shir guddoomiyey kulanka Golaha horumarinta Qaranka  Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta gudoomiyay shirka Golaha Horumarinta Qaranka oo ka furmay magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa diiradda …

25th September 2024  admin  

MADAXWEYNAHA OO QAABILAY SAFIIRKA INGIRIISKA EE SOOMAALIYA Garoowe : 02, December 2023 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowladda …