Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th May 2025  admin  

aaliyada Maakhir ee dalka Belgium waxay kulankoodii sanad laha ahaa ku yeesheen Magaalada Leuven, kulanka waxa kasoo qaybgalay gudoonka, gudida joogtada ah, aqoonyahanka, waxgaradka, haweenka iyo dhalinyarada reer Maakhir ee dalka Belgium. Sanadkan waxa kulan jaaliyada kala soo qaybgalay dhalinyaro …

10th May 2025  admin  

Puntland oo sheegtay in guushii ugu waynayd ay ka gaartay dagaalka Daacish Ciidamada Puntland oo shalay gelinkii dambe howlgal ballaaran ka sameeyay Dooxada Miiraale, ayaa sheegay inay guulo ka soo hoyeen. War kooban oo kasoo baxay maamulka Puntland ayaa lagu …

10th May 2025  admin  

Maxaynu Ka Baran Karnaa Ibraahin Ismaaciil Uurcad iyo Sheekadiisa Faaftay ee Badmaaxnimo? https://wardheernews.com/maxaynu-ka-baran-karnaa-ibraahin-ismaaciil-uurcad-iyo-sheekadiisa-faaftay-ee-badmaaxnimo …

10th May 2025  admin  

Maxaa kasoo baxay safarka Ra’iisul Wasaara Soomaaliya ee Laascaanood Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo magaalada Laascaanood joogay maalmahanba ayuu xafiiskiisu kasoo saaray warsaxaafadeed ka kooban 6 qodob oo ay ugu waaweynaayeen. Qodobada 4’aad iyo lixaad 6’aad. Qodobka 4’aad …