Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Deni oo mar kale loo doortay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha Puntland, kadib markii uu ku guuleystay 45 cod wareeggii saddexaad ee doorashad madaxweynaha, halka uu 21 cod helay Guuleed Saalax Barre oo kula …

24th September 2024  admin  

24th September 2024  admin  

Madaxwyne Xasan Culusoow oo casho sharaf ku maamuusay Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa warbixin kasiiyay dagaalka ka dhanka argagixisada iyo qorshaha dowlada ee ka hortagga xad-gudubka Itoobiya ee madax-bannaanida dalka iyo difaaca dhulka Soomaaliyeed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya …

24th September 2024  admin  

Wasiirka Qorsheynta oo daah-furay Istiraatiijiyadda Wasaaradda ee 5-ta sano Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta daahfurtay Istiraatiijiyadda Wasaaradda ee shanta sano (2024-2028), taasoo diiradda saareyso fursadaha iyo ka gudubka caqabadaha si loo gaaro yoolalka horumarineed …