Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Banaan baxan oo lagu taageerayo Guusha madaxweyne siciid cabdilaahi deni uu mar kale ku guulaystay madaxtimimada Puntland ayaa ka dhacay degmada badhan ee gobolka Sanaag. …

24th September 2024  admin  

Madaxweyne Den oo aqalka Madaxtooyada ku soo dhoweeyay Madaxwayne ku-xigeenka Dawladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor iyo Gudoonka Golaha Wakiilada Dawladda Puntland. …

24th September 2024  admin  

Hambalyo Mudane Siciid Cabdullaahi Den …

24th September 2024  admin  

Maxay ka dhigan tahay booqashada Xasan Sheekh ee Eritrea? Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar ku tagay dalka Eritrea, sida war qoraal oo kooban ay soo saartay Villa Somalia lagu sheegey. Villa Somalia ayaa tilmaamtay in madaxweyne Xasan …