Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th May 2025  admin  

Wasiirka wasaarada Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Saciid Jaamac Qorsheel ayaa kormeer shaqo ku tagay DegmadQa Iskushuban ee gobolka Bari isagoo fulinaya Balanqaadkii Madaxweynaha Mudane Saciid Cabdullaahi Deni horay u galay ee ahaa in la kormeero Degmada Waxna laga qabto Baahiyaha …

9th May 2025  admin  

Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa eedayn culus dusha uga tuuray, siyaasada Dowladda iyo xaaladaha ay damacsan tahay …

9th May 2025  admin  

Haddaad iswaydiinaysay Xagee aadeen ciidanka Koonfurta Soomaaliya loo tababaray. Boqolaal kun oo ciidan Soomaaliyeed ah oo ay ku baxday Bilaayiin doolarka Maraykanka ah ayaa loo tababaray koonfurta Soomaaliya, si ay uga xoreeyaan alshabaabka , hase ahaatee ilaa hadda ma jirto …

9th May 2025  admin  

Mascuud: Ninka sababay in Hindiya iyo Pakistan ay is fara-saaraan Horaantii todobaadkan, Hindiya ayaa weerar gantaalo ah ku qaadday sagaal goobood oo gudaha Pakistan ah, taas oo jawaab u ahayd weerar khasaara badan dhaliyay oo ay mintidiinta ku qaadeen dalxiisayaasha …