Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025  admin  

Hadyaddii ugu qaalisanayd ee la siiyo madaxweyne Maraykan ah ayaa Trump la siin doonaa Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa marka uu bariga dhexe soo gaaro dhowaan KA GUDOOMI DOONA dawladda Qadat Diyaarada raaxo oo ay hadyad u siinayaan,diyaaradaas oo ah …

18th May 2025  admin  

Muqdisho, Axad, 11 Maajo 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Bin Salem Al Nuaimi, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iskaashi ee u …

18th May 2025  admin  

Filimada Hindida lama dilo atooraha ilaa uu laayo Laadariinta. In badan oo ka mid ah Dadka Hindiya, dalka Pakistaan waxay u haysteen Laadariin, sidaas awgeedna waa qaadan waayey markii Ciidankoodii ay Atooraha u haysteen laga adkaaday Major General G.D. Bakshi …

18th May 2025  admin  

Culusoow oo cunaqabatayntii aan sharciga ahayn ka qaadat Gobolka Gedo …