Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st May 2025 admin
Mooryaan Indhacde oo la talinaya Madaxda Muqdisho ayaa yidhi sidayn’ Kolay tuuga ayeenu nahay oo Tuugnimo deen mayne aymu Muqdisho lacagta gelino “You built this enormous luxury venue by the coast with money you stole from the people. We all …

1st May 2025 admin
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ahna Gudoomiyaha Gudiga Taakulaynta Ciidanka Puntland Saciid Jaamac Qorsheel..Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya Waan idinka Gudoonay Daawada Aad na soo Gaarsiiseen.. 50-kii Xildhibaan ee PL ku matalayay Baarlamaanka Xamar fadhiya,waxaa laga helay oo Dalkooda la dareen noqday 14-kan. …

1st May 2025 admin
Bulshada Degmada Boocame ayaa maanta ku wareejiyey 20 neef oo geela iyo 100 neef oo adhi ah guddiga taakulayntaoo ciidamada Dawladda puntland ee Dagaalka kula jira daacish buuralayda Cal-miskaad. …

1st May 2025 admin
Ciidamada geesiyaasha ah ee Dowladda Puntland ayaa maanta ka qabsaday argagixisada Daacish deegaanada Qurac iyo Damdamle ee dhaca Togga Jeceel ee buuraleyda Cal-miskaad ee gobalka Bari. 44 kamid ah argagixisada Daacish ayaa lagu dilay dagaal cir iyo dhul ah oo …