Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th April 2025  admin  

Burburka Soomaaliya iyo dagaalka aan dhamaadka lahayn ee ka socda gudaha  Soomaaliya dhowr iyo labaatanka sanadood, waxa u sabab  ahaa markuu bilowday iyo  maantaba   waa  Qabyaalad iyo hogaamiye si indho la’aan ah loo dabo galo, isaga oo lagu raacayo qabiilka …

29th April 2025  admin  

Weerar Caawa fiidkii ka dhacay agagaarka Masjid Jaamaca Laascaanood ayaa lagu dilay Ganacsade, Maxamed Xirsi Yuusuf oo ahaa Madaxii Xisaabaadka Shirkadda Dahabshiil ee Gobolka Banaadir oo booqasho ku joogay Magaalada Laascaanood oo uu ka soo jeeday. Waxa kale oo weerarkaasi …

29th April 2025  admin  

Dagaalkii u dhaxeeyey beelaha  Habar jeclo iyo Habar yoonis oo meel xun maraya iyo Ciidamaddii SNM ee ku sugnaa Sool iyo Sanaag oo loo daabulayo xadka Sanaag iyo Togdheer   https://youtu.be/2PL7b7s4H0Y…

29th April 2025  admin  

Dawladda federaalka ayaa  baaq ka soo saartay dagaalka u dhaxeeya beelaha Isaaq ee Habarjeclo iyo Habar Yoonis. Halka dagaalka ka socday  Koonfurta gobolka Sool oo dadka badani ku dhinteen ayna dawladda federaalku marna ka hadlin   https://youtu.be/KEeVcF1Y-ic…