Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2025 admin
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalinimadii shalay safar shaqo ku tagay magaalada Muqdisho ayaa maanta 06 September, 2016 kulan khaas ah la qaatay ku simaha Safiirka Dawladda Qadar ee Soomaaliya Hassan Bin Hamza Asad. …

30th April 2025 admin
Madaxweynaha Xasan Culusoow , ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada si rasmi ah uga furay shirka Madasha Hoggaanka Qaran (Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda dowlad goboleedyada). Madaxweynaha ayaa sheegay in shirkan uu muhimad gaar ah leeyahay, maadaama goor dhow si rasmi ah …

30th April 2025 admin
Wareeysi musharaxa madaxweeynaha DF ee Soomaaliya Maxamed Cali Ameerika, muxuu isbedal ah oo uu doonayaa inuu la yimaado hadii madaxweeyne loo doorto? Allsanaag.com…

30th April 2025 admin
Magaalada Muqisho waxeey noqotay meel hantida lagu kalla boobo oo aan xitaa loo nixin miskiinka; hooyadan ayaa ka mid ah dad laga saaray hantidii qaranka uu lahaa oo ay deganaayeen, bedelkeediina waxaa meesha guryo ka dhistay dad dawladda ku jira. …