Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2025 admin
Ciyaaraha tarantanka naafada Caalamka ee ka socda dalka Barasiil, ayaa Wiil Soomaaliyeed oo naafo ah, oo u ordayey Qaranka Soomaaliyeed wuxuu ka galay kaalinta shanaad, Farxaan Cadaawe oo curyaan ah, ayaa guul u soo hooyey Qaranka Soomaaliyeed, halka kuwii cagaha …

30th April 2025 admin
Qabiilada Soomaalida waa in ay noqdaan kabaha ay xiranayaan kuwo isku nambar ah, taasina waa fakirka ay aaminsanyihiin dadka qaarkiis. Hadaba, waxaa waqtigan soo baxaya fikrado sheegaya in aqalka sare gebi ahaantiisba la laalo oo qashinka lagu darro, ama in …

30th April 2025 admin
Sanadkii 2000, dorashaddii ugu horaysay ee dawladdii KMG ee lagu qabtay dalka Jabuui, ayaa Soomaali badan waxay la yaabanaayeen in labo nin oo ilmo adeer ah, oo isu arkayey inay yihiin beeshii ku guulaysay dagaalkii sokeeye ee Somaaliya, ay Soomaali …