28th March 2024  admin  Category :

Sanadkii 2000,  dorashaddii ugu  horaysay ee dawladdii KMG ee lagu qabtay dalka Jabuui, ayaa Soomaali badan waxay la yaabanaayeen in labo nin oo ilmo adeer ah, oo isu arkayey inay  yihiin beeshii ku guulaysay dagaalkii sokeeye ee Somaaliya, ay Soomaali inteeda kale ku yiraahdaan na kala doorta, oosafaf loo so galo in lakala doorto .

labadan Musharax ayaa kala ahaa C/qaasim Salaad xasan iyo C/llahi Cadow . Waana sababta  laa manta loo la’yahay dawlad Soomaaiyeed

Maantana labaatan Musharax iyo  adeerkood Xasan Culusoow oo beel ka soo wada jeeda ayaa iyaga Muqdisho sheeganaya ,waxay doonayaan in Soomaali ineeda kale kala doortaan.

.

mucaradka1 mucaradka2 mucaradka3 mucaradka4 mucaradka5 mucaradka6 mucaradka7 mucaradka8

 

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*