29th March 2024  admin  Category :

Ciyaaraha  tarantanka naafada Caalamka ee ka socda dalka Barasiil,  ayaa Wiil Soomaaliyeed oo naafo ah,  oo u ordayey Qaranka Soomaaliyeed wuxuu ka  galay kaalinta shanaad,

Farxaan Cadaawe oo curyaan ah,  ayaa guul u soo hooyey Qaranka Soomaaliyeed, halka kuwii cagaha qabay ee Baraasiil is xanbaarka ku tegay ay Qaranka Soomaaliyeed u soo hooyeen ceeb

Hanbalyo Farhan Cadaawe

Daawo daqiiqada 23: 43

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*