Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st February 2025  admin  

War deg deg ah Jabhadda beesha Isaaq ku dhan yihiinn ee SNM ayaa codsi u dirsatay dal kamid ah geeska Afrika. Jabahdda Beesha Isaaq ku dhanyihiin ee SNM ( Somaalida Neceb Midnimada), ayaa dalka Itoobiya waxay ka codsadeen in Puntland …

1st February 2025  admin  

Isku deygii beesha Isaaq ay ku damacsanaayeen ineey ka hirgeliyaan diiwaan gellinta gobolka Sanaag ayaa ku dhamaaday fashil iyo kalla yaac. Fashilintaas lagu sameeyay qorshayaashii beesha Isaaq, ayaa waxaa iska leh amaanteeda guud ahaan shacabka Puntland, gaar ahaana dadka deegaanka …

1st February 2025  admin  

Dadka gobolka Sanaag ayaa meel cad iska taagay sida ay uga soo horjeedaan duulaanka qaawan ee beesha Isaaq ku soo qaadeen dhulka Warsangeli, waxaana loogu baaqay in ciidankooda iyo sanaadiiqdooda labadaba ay kulla noqdaan guryahooda. …

1st February 2025  admin  

Qaar ka mid ah jaaliyad Warsangeli ee Ingiriiska ayaa ku tilmaamay waxa SNMta ay ka waddo gobolka Sanaag mid aan ka shaqeeneen dhul weeynaha Warsangeli; sidoo kalle, waxaa ay sheegeen in dadka Soomaaliland la isku oran jiray ay sheekedeeda soo …