Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st February 2025  admin  

Ciidamo ka soo jeeda Beesha Dhulbahante ayaa ka soo goostay SNM , kadib markii ay ogaadeen in dagaalka lagu soo qaaday gobolka Sanaag uu yahay mid qabiil iyo Isir nacaybay SNM u qabto beesha Darood …

1st February 2025  admin  

Suldaan Siciid oo taageeray duulaankii beesha Isaaq ku soo qaadeen beesha uu sheegan jiray inuu Suldaan u yahay ee Warsangeli Shinbiraale Xagee ku Taalaa? Shinbiraale waxay ka mid tahay Tuulooyinka Hoostaga Degmada Ceeeigaabo waxayna Ka mid tahay Dhulka Maqan oo …

1st February 2025  admin  

Waxaa ka socda gobolka Sanaag abaabulka looga soo horjeedo SNMta ku soo duushay deegaanada Warsangeli. Hase ahaatee iyadoo abaabulkaas uu socdo, ayaa maalintii shalayto aheed waxaa yimid magaalada Shimbiraale wasiiro ka socday beesha Isaaq, kuwaas oo Suldaanka Guud ee Beesha …

1st February 2025  admin  

Maleeshiyaadkii SNM, markay ogaadeen in xoog looga saarayo Gobolka Hayland, ayaa waxay bilaabeen inay iska soo horumariyaan reer Guuraa ay soo afduubteen iyo marabbidii u shaqayn jirtay. Waxayna u sheegeen saraakiisha Puntlnd in labada dhinacba ay iyagu (DAAROOD) ku dhimanayaan, …