Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
20th November 2024 admin
Maalintaan maqaalka qornay oo ahayd shan bil ka hor iyo maanta wax badan ayaa iska bedeli lahaa bulshada reer Maakhir haddii ay lahaan lahaayeen hogaan siyaasadeed iyo mid dhaqan . Maanta xalka qura ee jla gudboon bulshadda reer Maakhir waa …
20th November 2024 admin
Sharci daro iyo nin jeclaysi ayuu xilka ku hayaa Gudoomiya dorashooyinka Soomaaliya Cumar Farey, waxaan sharci iyo Dimoqraadiyad ahayna wuxuu ku khasbayaa maamulada iyo beelaha Soomaaliyeed cidda ay u soo dirsanayaan Baarlamaanka Soomaaliya …
20th November 2024 admin
Ma Tuugtii aynu ogayn ayaa dad kala saaraya? Inta badan 66 Xildhibaan ee Baarlamaanka Puntland waa danaystayaal. Tuug, dib u socod iyo qabiilaystayaal aan dan ka lahayn jiritaanka Puntland iyo Bulshadeeda Xildhibaanada Puntland intii ay Puntland soo jiratay ma dhicin …
20th November 2024 admin
Barnaamij Gaar ah Dhismaha Wadada Ceeldaahir …