Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th May 2025  admin  

Ololaha diblomaasiyadeed ee dawladda Soomaaliya wax ma ka baddali doonaa doonista Itoobiya Ka dib heshiiska isfahamka ee magalada Addis Ababa ay ku wada gareen dowladda Itoobiya iyo Jamuuriyadda iskeed ugu dhawaaqaday madax banaanida ee Somaliland, kaas oo dowladda Soomaaliya ay …

27th May 2025  admin  

Soomaaliya oo diiday war-saxaafadeed ay IGAD kasoo saartay xiriirka Itoobiya Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inaysan ku qanacsanayn kana xumaatay war-saxaafadeed kaasoo baxay maanta Xoghayaha Guud ee urur goboleedka IGAD Dr Workneh Gebeyehu, kaasi oo ugu baaqayey Soomaaliya iyo Itoobiya inay …

27th May 2025  admin  

Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC) ayaa caawa kulan deg deg ah ka yeeshay is-afgarad ku sheega dhexmaray maamulka Somaliland iyo Dawladda Itoobiya oo xadgudub ku ah madaxbanaannida iyo gobannimada Soomaaliya. Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC) ayaa caawa kulan deg deg ah ka …

27th May 2025  admin  

Madaxweynaha qiito kama muuqan wuxuu u arkaa nin oo seexday Ugu horrayn waxqan Bogaadinayaa Go'aanka Madaxda Qaranka ee ay ku caddeeyeen Mowqifka Dowladdeena ee ka dhiidhinta xadgudubka Itoobiya. Hadaba aniga oo la dareen ah Madaxda dadka Soomaaliyeed ee ka dhiidhiyay …